Sh.Cali Jabal "Mujaahidiintu Askar iyo Saraakiil Murtadiinta Katirsan ayay ku Muqdisho ku laayeen Howlgalladuna way sii socan doonaan" Dhageyso.

Monday November 17, 2014 - 21:09:10 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sh.Cali Jabal "Mujaahidiintu Askar iyo Saraakiil Murtadiinta Katirsan ayay ku Muqdisho ku laayeen Howlgalladuna way sii socan doonaan" Dhageyso.

    Mas'uulka xarakada Shabaabul Mujaahidiin uqaabilsan gobolka Banaadir Sheekh Cali Maxamed Xuseen Cali Jabal ayaa shir Jaraa'id oo uu qabtay ku faah faahiyay howlgallada mujaahidiintu ka wadaan degmooyinka gobolka Banaadir.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mas'uulka xarakada Shabaabul Mujaahidiin uqaabilsan gobolka Banaadir Sheekh Cali Maxamed Xuseen Cali Jabal ayaa shir Jaraa'id oo uu qabtay ku faah faahiyay howlgallada mujaahidiintu ka wadaan degmooyinka gobolka Banaadir.


Wuxuu sheegay in ciidamadoodu ay maalmihii lasoo dhaafay Muqdisho ku dileen saraakiil askar iyo mas’uuliyiin katirsanaa maamulka gobolka Banaadir islamarkaana ay sii wadi doonaan beegsiga dhinacyadaasi.

Maleeshiyaadka DF-ka ayuu uga digay in ay lasii shaqeeyaan shisheeyaha isagoo ku goodiyay in waddooyinka caasimadda daadsanaan doonaan meydadka askarta iyo saraakiisha maamulka Xasan Sheekh.

Halkan ka dhageyso Shirka Jara’id ee Sheekh Cali Jabal MP3

Related Items