Dhageyso:Sh.Cabdullaahi Raabi oo Si Faah Faahsan Uga Hadlay Taariikhda Madoow Ee Dagaal Ooge Cumar Xaaji Masalle.

Tuesday November 25, 2014 - 21:38:32 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Sh.Cabdullaahi Raabi oo Si Faah Faahsan Uga Hadlay Taariikhda Madoow Ee Dagaal Ooge Cumar Xaaji Masalle.

    Sheekh Cabdullaahi Raabi oo kamid ah culimaa'udiinka Soomaaliyeed islamarkaana ka qeyb galay dagaalkii dhaxmaray ciidamada Xabashida Itoobiya iyo Ururkii Al-itixaad al islaami ayaa faah faahin dheer ka bixiyay taariikhda Madoow ee Cumar Xaji Mas

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh Cabdullaahi Raabi oo kamid ah culimaa'udiinka Soomaaliyeed islamarkaana ka qeyb galay dagaalkii dhaxmaray ciidamada Xabashida Itoobiya iyo Ururkii Al-itixaad al islaami ayaa faah faahin dheer ka bixiyay taariikhda Madoow ee Cumar Xaji Masalle.

.

Cabdullaahi Raabi oo wareysi siiyay Idaacadda Islaamiga Andalus ayaa sheegay in Cumar Xaaji Masalle xiligii dowladdii Siyaad Barre dhowr mar laxiray kadib markii looga shakiyay in uu camiil dabadhilifa u ahaa dowladda Itoobiya.

Dabadhilifnimada Cumar Masalle waxay gaartay in Tigreeda Itoobiya ku sifeeyo Facayo Mariixaan taasi oo dad badan oo Gedo ku nool ay layaabeen,sheekooyinka Cumar Xaaji laga haayo waxaa kamid ahaa in uu dhihi jiray Itoobiyaanku waa walaalo soomaaliyeed!.



"Xabashi iyo Dameer oodda ugu xigta ee dhaw ayay cunaan Itoobiyaanka iyo Cumar Xaaji way isku dhaceen markaas ayuu sarkaal Itoobiyaan ah shacab uu kula hadlayay Beled Xaawo ku yiri,Cumar Xaaji Masale waa Eey dhaawac ah oo inta dadkii ka dhax baxay meelahaas ka dhawaaqaya”.

Halkan ka dhageyso Sh.C.llaahi Raabi iyo Taariikhda Madoow ee Cumar Xaaji Masalle MP3

Related Items