Dhageyso:Abwaan Taakoow oo Si Cajiib Ah Uga Warbixiyay Wax qabadka dowladda Federaalka ah.

Thursday November 27, 2014 - 19:51:01 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 3 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Abwaan Taakoow oo Si Cajiib Ah Uga Warbixiyay Wax qabadka dowladda Federaalka ah.

    Abwaan taakow Macalin ciise ayaa ka hadlay wax qabadka dowaldda federaaka ah iyo kuwii iyada ka horeeyay asigoo tilmaamay in ay shareecada Islaamka si weyn ula dirireen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Abwaan taakow Macalin ciise ayaa ka hadlay wax qabadka dowaldda federaaka ah iyo kuwii iyada ka horeeyay asigoo tilmaamay in ay shareecada Islaamka si weyn ula dirireen.

wuxuu sheegay in madaxda dowladda federaalku ay dalka cadaw ka iibiyeen oo xattaa ciiddii shisheeye raranayo.

wuxuu sheegay in hablihii ay qaawiyeen oo ay xijaabki diideen, bulshada hantideedina dhaceen nin walibana uu isbaaro meel dhigtay.

wuxuu hoosta ka xariiqay in ilihii dhaqaalaha ay cadaw gacanta u geliyeen dalkana ay shisheeye ku soo hogaamiyeen.

Dhageyso Abwaan Taakow oo ka hadley Waxqabadka Dowladda.


Xigasho:Idaacadda Alfurqaan

Related Items