Dhageyso:Kenya iyo Itoobiya oo Ku Dhawaaqay in Ay Iska Kaashanayaan Qabsashada Dhul Soomaaliyeed.

Sunday December 07, 2014 - 16:49:35 in Wararka by
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Kenya iyo Itoobiya oo Ku Dhawaaqay in Ay Iska Kaashanayaan Qabsashada Dhul Soomaaliyeed.

    Xilli dalka Soomaaliya uu wajahayo duullaan saliibi ah oo ka imaanaya reer galbeedka oo adeegsanaya calooshood ushaqeystayaal Afrikaan ah ayay soo baxayaan shirqoollo hor leh oo loo maleegayo shacabka soomaaliyeed ee muslimka ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xilli dalka Soomaaliya uu wajahayo duullaan saliibi ah oo ka imaanaya reer galbeedka oo adeegsanaya calooshood ushaqeystayaal Afrikaan ah ayay soo baxayaan shirqoollo hor leh oo loo maleegayo shacabka soomaaliyeed ee muslimka ah.

Dowladaha Itoobiya iyo Kenya oo qeyb ka ah soo duulayaasha Afrikaanta ayaa qorshaynaya in ay dhisaan isbaheysi ay ku qabsanayaan gobollo katirsan dalka Soomaaliya.

Madaxweyne Ku xigeenka Kenya ayaa warbaahinta u sheegay in Itoobiya ay ka codsadeen aag soomaalida ka caagan.

Halkan ka dhageyso warbixin MP3

Related Items