Dhageyso:Wareysi Laga Qaaday Mujaahidkii Fuliyay Weerarkii Lagu Beegsaday Wafdiga UN-ka ee Garoonka Muqdisho Ka Dhacay.

Monday December 08, 2014 - 10:56:54 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 5 1
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Wareysi Laga Qaaday Mujaahidkii Fuliyay Weerarkii Lagu Beegsaday Wafdiga UN-ka ee Garoonka Muqdisho Ka Dhacay.

    Warbaahinta ku hadasha afka xarakada Shabaabul Muujaahidiin ayaa baahisay wareysi laga qaaday Mujaahidkii fuliyay howlgalkii lagu beegsaday saraakiisha Q.Midoobe oo isbuucii lasoo dhaafay Muqdisho ka dhacay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warbaahinta ku hadasha afka xarakada Shabaabul Muujaahidiin ayaa baahisay wareysi laga qaaday Mujaahidkii fuliyay howlgalkii lagu beegsaday saraakiisha Q.Midoobe oo isbuucii lasoo dhaafay Muqdisho ka dhacay.
Idaacadda Andalus ayaa lagasii daayay wareysiga Max’med Yacquub Xasan oo Madfac dheere ku magac dheeraa kaasi oo isagoo kaxaynayay gaari walxaha qarxa lagasoo buuxiyay camaliyd ku galay kolanyadii gaadiidka UN-ka.

Halkan ka degso MP3

Xigasho:idaacadda Andalus

Related Items