Dhagayso:Falanqeyn Ku Aadan Itoobiya iyo Kenya oo Sameystay Isbahaysi Ka Dhan ah Soomaaliya.

Tuesday December 09, 2014 - 11:49:32 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 2.5/5 Stars) Total Votes: 2
  • 9 4
  • Share via Social Media

    Dhagayso:Falanqeyn Ku Aadan Itoobiya iyo Kenya oo Sameystay Isbahaysi Ka Dhan ah Soomaaliya.

    Dowladaha Kenya iyo Itoobiya ayaa ku heshiiyay duullaan cusub oo lagula wareego dhul hor leh Wadanka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladaha Kenya iyo Itoobiya ayaa ku heshiiyay duullaan cusub oo lagula wareego dhul hor leh Wadanka Soomaaliya.


Madaxda Kenya ayaa sheegay in iyaga iyo Itoobiya ay sameysan doonaan isbahaysi lagula wareego dhul ku teedsan xad beenaadka labada dalka ay la wadaagaan Soomaaliya halkaasi oo laga dhigayo goob dadku ka caaganyihiin.

Hadaba isbahaysigaasi iyo halka uu ku danbeyn karo, waxaannu ka wareysanay Xasan Nuur iyo Xersi Diini Hilowle.



Xersi oo hadalka ku horeeyay ayaa sheegay in Itoobiya iyo Kenya aysan awood ulahayn inay ka hortagaan weerarada ku socda inta ciidankooda ay joogaan Soomaaliya.

Xasan Nuur ayaa sheegay Soomaaliya inaysan ka jirin wax dowlad ah, isagoo tusaale usoo qaatay isbahaysiga labada dal ay sameysteen oo aanan lagala tashan dowladda Muqdisho.

Xigasho:Idaacadda Alfurqaan

Related Items