Dad ay DF ku been abuuratay " Allaa Nagu og ,weligeenanna Alshabaab Ma Noqon" Dhageyso.

Sunday June 22, 2014 - 10:51:56 in Wararka
  • Visits: 2481
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dad ay DF ku been abuuratay " Allaa Nagu og ,weligeenanna Alshabaab Ma Noqon" Dhageyso.

    Hey'adaha ammaanka Dowladda Xasan Sheekh ayaa warbaahinta ka sheegay inay heleen xog ku aadan weerarro la doonayo in lagu qaado xarumo kuyaala magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hey'adaha ammaanka Dowladda Xasan Sheekh ayaa warbaahinta ka sheegay inay heleen xog ku aadan weerarro la doonayo in lagu qaado xarumo kuyaala magaalada Muqdisho.



Afhayeenka Hey’adaha ammaanka ee Dowladda Fedraalka Qaasim Rooble ayaa Akhriyay magacyada dadkaas uu sheegay inay weerarrada geysan rabaan, wuxuu sidoo kale sheegay teleefon nambarada ay dadkaas sitaan.

Haddaba qaar ka tirsa dad lagu eedeeyay inay geysan rabaan falalka is qarxinta ah ayaa Warbaahinta la hadlay, waxeyna sheegeen inay waxba kama jiraan yihiin eedeemaha loo soo jeediyay, islamarkaana weligood aysan ka mid noqon Xarakada Al-shabaab ee dagaalka kula jirta Dowladda Xasan Sheekh iyo Ciidamada AMISOM



Halkan ka degso Jawaab celinta dadku ka bixiyeen MP3
.


Related Items