Dhageyso:Wareysi Xiisa Badan oo Laga Qaaday Taliyihii Hoggaaminayay Ciidankii Fuliyay Howlgalkii Xalane.

Sunday December 28, 2014 - 22:32:57 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 2.7/5 Stars) Total Votes: 3
  • 10 5
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Wareysi Xiisa Badan oo Laga Qaaday Taliyihii Hoggaaminayay Ciidankii Fuliyay Howlgalkii Xalane.

    Warbaahinta islaamiga ah ayaa baahisay wareysi xiisa badan oo laga qaaday Nuur idriis sahal oo ahaa taliyihii hoggaaminayay ciidankii shabaabul Mujaahidiin ee howlgalka ka fuliyay xerada Xalane.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warbaahinta islaamiga ah ayaa baahisay wareysi xiisa badan oo laga qaaday Nuur idriis sahal oo ahaa taliyihii hoggaaminayay ciidankii shabaabul Mujaahidiin ee howlgalka ka fuliyay xerada Xalane.

Wariye Jibriil Nuur Yuusuf oo katirsan Idaacadda Andalus ayaa wareysigan qaaday saacado ka hor intii uusan dhicin weerarka Xalane, Nuur Idriis wuxuu wareysigiiga kusoo hadal qaadayaa riyo uu hadda ka hor ku riyooday isagoo Xalane weeraraya.

Halkan ka degso Wareysiga Taliyihii howlgalka Xalane MP3

Related Items