Sheekh Dulyadeyn :Kenya waxay eedday dagaalkii ay Soomaaliya kusoo qaaday Dhageyso.

Sunday June 22, 2014 - 19:20:32 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 5 0
  • Share via Social Media

    Sheekh Dulyadeyn :Kenya waxay eedday dagaalkii ay Soomaaliya kusoo qaaday Dhageyso.

    Sheekh Maxamed Dulyadeyn oo kamid ah saraakiisha shabaabul Mujaahidiin ayaa jeediyay khudbad ay dhageysteen Boqolaal dad ah oo masjid ku sugnaa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh Maxamed Dulyadeyn oo kamid ah saraakiisha shabaabul Mujaahidiin ayaa jeediyay khudbad ay dhageysteen Boqolaal dad ah oo masjid ku sugnaa.


Sheekha ayaa soo hadal qaaday dagaalada jihaadka ee ka socda Dalka Soomaaliya isagoo soo qaadanaya aayaat kamid ah quraanka kariimka.

"Maraykan dagaalkii wuu ka baxay wuuna jabay,mar danbana kuma duulayo dowlad degan”ayuu yiri Sheekh Dulyadeyn isagoo soo hadal qaaday warkii kasoo baxay Maraykanka ee ahaa in ciidamo dhulka ka dagaalama uusan udireyn Wadanka Ciraaq.



Sheekh Dulyadeyn ayaa ku baaqay in la xoojiyo dagaalka bisha ramadaan oo maalmo kooban ay ka harsantahay.

Dhanka kale khudbada Sheekha uu jeediyay wuxuu kusoo hadal qaaday walaaca Amni ee heysta Kenya iyo raadad ka dhashay duulaanka Kenya ay kusoo qaaday Wadanka Soomaaliya.



Related Items