Dhageyso:Mujaahid Kenyan ah oo Ka Mid ahaa Raggii Fuliyay Weerarkii Khasaaraha Dhaliyay Ee Xalane.

Tuesday December 30, 2014 - 03:10:21 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.1/5 Stars) Total Votes: 32
  • 4 4
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Mujaahid Kenyan ah oo Ka Mid ahaa Raggii Fuliyay Weerarkii Khasaaraha Dhaliyay Ee Xalane.

    Ciidamadii xarakada Al Shabaab ee fuliyay weerarkii Xerada Xalane waxaa kamid ahaa dagaalyahan mujaahid muhaajir ah oo kasoo jeeda dhanka wadanka Kenya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamadii xarakada Al Shabaab ee fuliyay weerarkii Xerada Xalane waxaa kamid ahaa dagaalyahan mujaahid muhaajir ah oo kasoo jeeda dhanka wadanka Kenya.

Warbaahinta ku hadasha afkada xarakada Al Shabaab ayaa baahisay wareysi luqadda sawaaxiliga ku baxaya oo laga qaaday Salmaan Al-muhaajir saacado ka hor intii uusan weerarku dhicin.

Saxafiga Jihaadiga ah Jibriil Nuur Yuusuf ayaa wareystay Salaam Muhaajir wuxuuna bogaadiyay weeraradii ka dhacay duleedka Mandheera isagoo shacabka Kenya ugu baaqay in ay dulmiga iyo ihaanada iska dulqaadaan.

Halkan ka degso Wareysiga MP3

Related Items