Sawirro+Warbixin:Waxsoo Saarka Beeraha Gobolka Gedo oo Meel Sare Gaaray.

Monday January 05, 2015 - 10:51:37 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 30
  • 3 0
  • Share via Social Media

    Sawirro+Warbixin:Waxsoo Saarka Beeraha Gobolka Gedo oo Meel Sare Gaaray.

    Intiinii horay noola socatay waxaad xalay dhegeysateen qeybta koowaad ee barnaamij tixane ah oo ka hadlaya magaalada Baardheere ee gobalka Gedo, waxaana qeybtaasu ka sheekeynaysay amniga iyo xasiloonida ay dadku haystaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Intiinii horay noola socatay waxaad xalay dhegeysateen qeybta koowaad ee barnaamij tixane ah oo ka hadlaya magaalada Baardheere ee gobalka Gedo, waxaana qeybtaasu ka sheekeynaysay amniga iyo xasiloonida ay dadku haystaan.



Qeybta labaad waxaan kaga hadlaynaa dhibaatooyinkii hay’adaha shisheeye ka geysteen Baardheere iyo nawaaxigeeda, wax soo saarka beeraha ee waayadaan iyo sida odayaasha halkaas ku dhaqanu u arkaan federaalka shisheeyhu in ay Soomaaliya ka hir geliyaan ku howlan yihiin.

Dhageyso Baardheere tii aan u maleynayay ma ahan qeybta 2 aad.

Hoos Ka Daawo Sawiro Muujinaya Beeraha Baardheere.

123456137811

Liin Dhanaan

Liin Dhanaan

101214

masago

masago

161718192021



Xigasho:idaacadda Alfurqaan

Related Items