Dhageyso:Sh.Xasaan Xuseen oo Dib Ubilaabay Faafinta Dacwada Islaamka.

Tuesday January 06, 2015 - 10:39:32 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 5
  • 4 2
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Sh.Xasaan Xuseen oo Dib Ubilaabay Faafinta Dacwada Islaamka.

    Sheekh Daaciga Caalimka ah Xasaan Xuseen Aadam Abuu Salmaan ayaa dib ubilaabay duruustii diiniga aheyd ee uu ka akhrin jiray mid kamida masaajidda waaweyn ee magaalada Nairobi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh Daaciga Caalimka ah Xasaan Xuseen Aadam Abuu Salmaan ayaa dib ubilaabay duruustii diiniga aheyd ee uu ka akhrin jiray mid kamida masaajidda waaweyn ee magaalada Nairobi.



Sida lagu faafiyay website-ka Markazka Daarulxadiith sheekha ayaa dalabadiisa u bilaabay kitaabka "Risaalatul Aadaab Fii Cilmi Aadaabil Baxthi Walmunaadarah Sh. Xassaan”.

Sheekh Xasaan ayaa kamid ah culimada Soomaalida ee xaqqa lajahra wuxuuna sheekhu umadda soomaaliyeed ka heystaan sumcad sababa laxariira isagoo diinta ka run sheegay iskana diiday in uu baadilka ku taageero xukkaamta dabadhilifyada Soomaalida.


Risaalatu Al-Adaabi Fii Cilmi Aadaabi
Halkan ka dhegeyso Q.1-aad ee Kitaabka cusub ee Sh.Xassaan MP3

Xigasho:Daarulxadiith

Related Items