Daawo:Al-kataa'ib oo Filim Maqal iyo Muuqaal Ah Kasoo Saartay Dagaalkii Khasaaraha Badan Dhaliyay Ee Kudhaa.

Tuesday January 06, 2015 - 19:18:33 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 4.5/5 Stars) Total Votes: 2
  • 13 2
  • Share via Social Media

    Daawo:Al-kataa'ib oo Filim Maqal iyo Muuqaal Ah Kasoo Saartay Dagaalkii Khasaaraha Badan Dhaliyay Ee Kudhaa.

    Mu'asasada Al-kata'ib garabka warbaahineed ee xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa soo saartay qeybtii 9-aad ee silsilladda فَشَرِّدْ بِهِمْ مَنْ خَلْفَهُمْ oo intabadan lagusoo bandhigo howlgallada Mujaahidiinta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mu'asasada Al-kata'ib garabka warbaahineed ee xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa soo saartay qeybtii 9-aad ee silsilladda فَشَرِّدْ بِهِمْ مَنْ خَلْفَهُمْ oo intabadan lagusoo bandhigo howlgallada Mujaahidiinta Soomaaliya ee wilaayaadka dalka.



Filimkan cusub ayaa lagusoo bandhigayaa dagaalkii khasaaraha badan dhaliyay ee bilo ka hor ka dhacay deegaanka Kudhaa ee gobolka Jubbada Hoose halkaasi oo lagala wareegay maleeshiyaad taabacsan ciidanka gumeysiga Kenya ee Jubbada Hoose duullaanka ku qaaday.

Hoos ka Degso Filimka Youtube






 

Related Items