Jawaasiis Katirsanaa Dowladda Federaalka oo Lagu Dilay Degmada Buq-Aqable Gobolka Hiiraan.

Wednesday January 07, 2015 - 11:46:02 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jawaasiis Katirsanaa Dowladda Federaalka oo Lagu Dilay Degmada Buq-Aqable Gobolka Hiiraan.

    Maxkamadda maamulka islaamiga Hiiraan ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa xukun daldalaad ah ku fulisay Jawaasiis u shaqeynayay dowladda Federaalka iyo shisheeyaha dalka kusoo duulay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamadda maamulka islaamiga Hiiraan ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa xukun daldalaad ah ku fulisay Jawaasiis u shaqeynayay dowladda Federaalka iyo shisheeyaha dalka kusoo duulay.

Fagaara kuyaal degmada Buq-aqable ee wilaayada Hiiraan ayaa lagu toogtay laba qof oo mid kamida uu katirsanaa Sirdoonka DF-ka ee PS-ta loo yaqaan halka qofka kale uu ciidamo uqoris qarsoodi ah ka waday deegaanno Hiiraan katirsan waxaana la sheegay in ciidanka Jabuuti ee Beled weyne ku sugan oo maleeshiyaad u tashkiilinayay.

Mas’uuliyiin katirsan Wilaayada Islaamiga Hiiraan oo ku sugnaa goobtii Jawaasiista lagu dilayay ayaa sheegay in  aygacan bir ah ku qabanayaan dhammaan dadka la shaqeeya cadawga ee ku dhax dhuunta magaalooyinka Mujaahidiintu maamulaan.


Shalay ayay aheyd markii Kooxo Jawaasiis ah oo Mareykanka iyo Itoobiya la shaqeynayay lagu toogtay gudaha degmada Baardheere ee gobolka Gedo.

Related Items