in kabadan 12 qof oo Lagu Dilay Weerar Hubeysan oo Ka Dhacay Bartamaha Magaalada Paris Dalka Faransiiska.

Wednesday January 07, 2015 - 14:53:50 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    in kabadan 12 qof oo Lagu Dilay Weerar Hubeysan oo Ka Dhacay Bartamaha Magaalada Paris Dalka Faransiiska.

    Wararka ka imaanaya magaalada Paris ee wadanka Faransiiska ayaa sheegaya in xoogag islaami ah ay weerar ku qaadeen xarun uu ku howlgelayay wargeys caan ku ah ijaafeynta islaamka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya magaalada Paris ee wadanka Faransiiska ayaa sheegaya in xoogag islaami ah ay weerar ku qaadeen xarun uu ku howlgelayay wargeys caan ku ah ijaafeynta islaamka.

Wakaaladda Wararka Faransiiska ayaa xaqiijisay in 11 qof oo laba kamid ah yihiin boolis lagu dilay weerarka,warar is khilaafsan ayaa kasoo baxaya qaabka uu weerarku u dhacay.

Warar hor dhac ah ayaa sheegaya in xoogaga islaamiga ah ay sawaariikh ku garaaceen xarunta wargeyska kadibna ay rasaas ku fureen dhismaha.

Madaxweynaha Faransiiska ayaa durbadiiba kulan laqaatay golaha wasiiradiisa oo ku aaddan xaaladda soo korortay,Faransiiska ayaa safka hore uga jira dagaallada ka dhanka ah mujaahidiinta ee caalamka islaamka ka socda wuxuuna faransiisku leeyahay taariikh xun oo islaam naceyb ah.

Related Items