Daawo:Weerar Khasaara Dhaliyay oo Maalintii 2-aad Ka Dhacay Magaalada Paris dalka Faransiiska.

Thursday January 08, 2015 - 11:43:49 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Daawo:Weerar Khasaara Dhaliyay oo Maalintii 2-aad Ka Dhacay Magaalada Paris dalka Faransiiska.

    Wararka ka imaanaya magaalada Paris ee dalka Faransiiska ayaa sheegaya in maalintii 2-aad ah howlgallo ballaaran ka socdaan kuwaasi oo ka dhan ah dad faransiis ah oo aflagaadeeyay Nabi Muxa'med صلى الله عليه وسلم

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya magaalada Paris ee dalka Faransiiska ayaa sheegaya in maalintii 2-aad ah howlgallo ballaaran ka socdaan kuwaasi oo ka dhan ah dad faransiis ah oo aflagaadeeyay Nabi Muxa'med صلى الله عليه وسلم



Ugu yaraan laba katirsan ciidanka booliska ayaa lagu toogtay bartamaha magaalada Paris waqti kumanaan katirsan ciidanka gaarka ah ee Faransiiska ay baaritaanno ka wadeen magaalada.

Xoogag mujaahidiin ah oo hubeysan ayaa weli ku sugan magaalada caasimadda ah waana walwalka ugu ballaaran ee xukuumadda Faransiiska iyo shacabkeeda Nasaarada ah heysta.

Weerarkii shalay ka dhacay xarunta Wargeyska sharile Hebdo ee ku caanbaxday aflagaadeyna Nabigeena Muxamed صلى الله عليه وسلم.



Wakaaladaha wararka ayaa baahiyay muuqaal ay kasoo muuqanayaan raggii weerarka fuliyay oo ku qeylinayay "Allaahu akbar Nabiga ayaan u aargudeynaa waxaan katirsanahay Al Qaacidda”.

Hoos Ka Daawo qaabkii uu weerarku u dhacay


Related Items