Daawo Warbixin Muuqaal ah:Baardheere Maxay Baraaraha Ku Gaartay.?

Thursday January 08, 2015 - 20:14:57 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 1.8/5 Stars) Total Votes: 45
  • 4 4
  • Share via Social Media

    Daawo Warbixin Muuqaal ah:Baardheere Maxay Baraaraha Ku Gaartay.?

    War-baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa filim xiiso leh ka diyaarisay magaalada Baardheere ee gobolka Gedo, kaasoo loogu magac daray (Baardheere Maxay Baraaraha Ku Gaartay).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War-baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa filim xiiso leh ka diyaarisay magaalada Baardheere ee gobolka Gedo, kaasoo loogu magac daray (Baardheere Maxay Baraaraha Ku Gaartay).

Sida magaca laga dheehanayo wuxuu filimku soo bandhigayaa horumar dhan kasta ah oo ay magaalada ku tallaabsatay sida:- amniga, ganacsiga, wax barashada, caafimaadka, beeraha, bilicda iyo kuwa kale.

Qofkey muddo fog ugu dambeysay magaalada ee daawada filimkan wuxuu dareemayaa is badal weyn, halka qofka aanan wali arag uu su’aalo badan iska weydiinayo.

Hoos Ka Daawo Filimka.



Related Items