Daawo:Al Shabaab oo Filim Kasoo Saartay Weeraradii Xarunta Baarlamaanka iyo Maxkamadda Gobolka Banaadir.

Friday January 09, 2015 - 09:26:08 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Al Shabaab oo Filim Kasoo Saartay Weeraradii Xarunta Baarlamaanka iyo Maxkamadda Gobolka Banaadir.

    Mu'asasada Al-kata'ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Al Shabaab ayaa soo bandhigtay Filim maqal iyo muuqaal ah oo lagusoo bandhigayo weeraradii Maxkamadda gobolka Banaadir iyo baarlamaanka DF-ka ee Muqdisho ka dhacay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mu'asasada Al-kata'ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Al Shabaab ayaa soo bandhigtay Filim maqal iyo muuqaal ah oo lagusoo bandhigayo weeraradii Maxkamadda gobolka Banaadir iyo baarlamaanka DF-ka ee Muqdisho ka dhacay.

Raggii Weerarka fuliyay oo kalimado jeedinaya ayaa kasoo muuqanaya filimk sheikh Maxamuud Raage Sheekh Dheere ayaa filimka kasoo muuqanaya isagoo ka warbixinaya weerarka.

Halkan toos uga degso Filim-ka

Ama Daawo Youtube


Related Items