Al Qaacidada Jaziiradda Carabta oo Boggaadisay Weerarkii Faransiiska.

Saturday January 10, 2015 - 12:02:01 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Al Qaacidada Jaziiradda Carabta oo Boggaadisay Weerarkii Faransiiska.

    Hoggaanka mujaahidiinta Al Qaacidada Jaziiradda Carabta ayaa bogaadiyay weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee maalmo ka hor ka dhacay magaalada Paris ee dalka Faransiiska.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hoggaanka mujaahidiinta Al Qaacidada Jaziiradda Carabta ayaa bogaadiyay weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee maalmo ka hor ka dhacay magaalada Paris ee dalka Faransiiska.



Sheekh Xaarith Nadaari oo Al Qaacidda katirsan ayaa kalimad kooban oo uu jeediyay ku sheegay in mujaahidiinta Yemen ay soo dhaweynayaan weerarkii Faransiiska lagu qaaday oo aargud u ahaa Nabi Muxumed Sallaahu Caleyhi Wasalama oo ay aflagaadeeyeen gaalo Faransiis ah.

Inkastoo Al Qaacidada Jaziiradda Carabta aysan sheegan mas’uuliyadda weerarkaasi hadane waxay sheegtay in muslimiinta ay ku jiraan dad kheyr badan oo Nabi u aargudayo.



Hoos ka dhageyso bogaadinta Al Qaacidada Jaziiradda Carabta.

Related Items