Qarax Gaari Looga Gubay Ciidamada Puntland oo Ka Dhacay Deegaanka Galgala Duleedka Boosaaso.

Saturday January 10, 2015 - 19:27:38 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax Gaari Looga Gubay Ciidamada Puntland oo Ka Dhacay Deegaanka Galgala Duleedka Boosaaso.

    Wararka ka imaanaya wadanka Afghanistan ayaa sheegaya in ciidamo katirsan maamulka Puntland isku magacaabay lagu dilay weerar ka dhacay duleedka magaalada Boosaaso.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya wadanka Afghanistan ayaa sheegaya in ciidamo katirsan maamulka Puntland isku magacaabay lagu dilay weerar ka dhacay duleedka magaalada Boosaaso.

Qarax Miino oo ka dhacay deegaanka Galgala ayaa lala helay gaari nuuca dagaalka ah waxaana halkaasi ku dhintay ugu yaraan 5 katirsan ciidanka maamulka Puntland.

Goob joogayaal ayaa sheegay in gaari Cabdi bile ah uu gebi ahaanba burburay,7-dii maalmood ee lasoo dhaafay ayay dagaallo culus buuraha Goolis ku dhaxmarayeen mujaahidiinta Al Shabaab iyo maleeshiyaadka maamulka Puntland oo ay kaabayaan saraakiil caddaan Mareykan ah.

Related Items