Sheekh Abuu Xamza Almisri oo Xabsi 100 Sanadood ah Lagu Xukumay.

Saturday January 10, 2015 - 19:42:45 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 15
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sheekh Abuu Xamza Almisri oo Xabsi 100 Sanadood ah Lagu Xukumay.

    Maxkamad ku taal wadanka Mareykanka ayaa xukun xabsi daa'in ah ku ridday sheekha caanka ah ee Abuu Xamza Al-misri oo ku eedaysan taageero uu siiyay jihaadka caalamiga ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamad ku taal wadanka Mareykanka ayaa xukun xabsi daa'in ah ku ridday sheekha caanka ah ee Abuu Xamza Al-misri oo ku eedaysan taageero uu siiyay jihaadka caalamiga ah.

Xeerbeegtida Mareykanka waxay sheegtay in 12 eedaymo oo lagusoo ooge sheikh Abuu Xamza dhammaantood lagu helay waxaana eedaymahaasi ka mid ah taageero dhaqaale oo uu siiyay mujaahidiinta alqaacidda iyo ku lug lahaashiyaha weeraro ka dhanka ahaa dalxiisayaal reer galbeed ah oo 1998-dii ka dhacay wadanka Yemen.

100 sano oo xabsi ah ayaa lagu riday Abuu Xamza oo ah wadada cuuryaan ah taasi oo ka dhigan in dowladda daalimada ah ee Mareykanka ay sheekha ku ridday xabsi daa’in.

Related Items