Ciidamo Ku Dhintay Shil Gaari oo Ka Dhacay Degmada Hodon Magaalada Muqdisho.

Sunday January 11, 2015 - 10:58:32 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamo Ku Dhintay Shil Gaari oo Ka Dhacay Degmada Hodon Magaalada Muqdisho.

    Ugu yaraan 2 askari oo katirsan ciidanka dowladda Federaalka ayaa dhimatay tira kalane dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib shil gaari oo ka dhacay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ugu yaraan 2 askari oo katirsan ciidanka dowladda Federaalka ayaa dhimatay tira kalane dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib shil gaari oo ka dhacay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.

Wararka ka imaanaya isgoyska Banaadir ayaa sheegaya in gaari tiknika ah oo ay wateen ciidanka melleteri uu ku dhacay gaari kale oo booyad ah waxaana jira burbur xooggan oo gaaray gaariga Cabdi bilaha ah.

Goob joogayaal ayaa sheegay in gaariga oo si xowlli ah ku socday uu ku dhacay gaariga kale ee booyadda ah,muddo ku dhaw 30 daqiiq ayay wadada laamiga ah u xirneed ciidan katirsan DF-ka oo markii shilka gaari dhacay kadib goobta soo gaaray.

Related Items