Dhageyso:Sh.Xasan Yacquub oo Ka Hadlay Degmooyinkii Xabashida Itoobiya Laga Xureeyay Hanjabaad Culusna Jeediyay.

Wednesday January 21, 2015 - 20:46:20 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 2.9/5 Stars) Total Votes: 31
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Sh.Xasan Yacquub oo Ka Hadlay Degmooyinkii Xabashida Itoobiya Laga Xureeyay Hanjabaad Culusna Jeediyay.

    Waaliga wilaayada Islaamiga Galguduud Sheekh Xasan Yacquub Cali ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyay xaaladda guud ee Galguduud oo kamid ah gobollada ay duullaanka kusoo qaadeen ciidamada Xabashida Itoobiya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waaliga wilaayada Islaamiga Galguduud Sheekh Xasan Yacquub Cali ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyay xaaladda guud ee Galguduud oo kamid ah gobollada ay duullaanka kusoo qaadeen ciidamada Xabashida Itoobiya.

Isagoo wareysi siinayay Idaacadda Andalus ee Afka xarakada Al Shabaab ku hadasha ayuu soo hadal qaaday arrimo muhiim ah oo ku saabsan halganka lagula jiro Xabashida Itoobiya isagoona warbixin guud ka bixiyay xaaladda degmooyinka iyo deegaanada xuroobay oo ay kamid yihiin Wabxo,Ceelgaras iyo Ceel-lahelay.

Halkan ka degso Download MP3

Related Items