Dhageyso:Ciidamada Kenya oo Cadaadis Ku haya Culimaa'udiinka Soomaaliyeed Ee Degmada Wajeer.

Tuesday January 27, 2015 - 11:00:14 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Ciidamada Kenya oo Cadaadis Ku haya Culimaa'udiinka Soomaaliyeed Ee Degmada Wajeer.

    Magaalada Wajeer waxay kamid tahay magaalooyinka ka maqan gacanta Soomaalida ee ku jira gumeysiga Kenya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Wajeer waxay kamid tahay magaalooyinka ka maqan gacanta Soomaalida ee ku jira gumeysiga Kenya.

Nin ku sugan Magaalada Wajeer oo uwaramay barnaamijka dhuuxa wareysiyada Alfurqaan ayaa ka sheekeeyay dhibaatooyin ka imaanaya ciidamo halkaasi kaga shaqeeya dowladda Kenya.

Ciidamada ayaa beegsanaya masaajida iyo dugsiyada quraanka sida uu Alfurqaan usheegay ninka Wajeer ku sugan oo sababo ammaan uqariyay magaciisa.


Dhowr jeer ayay saraakiisha Ciidamada Kenya xireen culimada magaalada iyagoo sheegay inay la shaqeeyaan oo ay xeriir la leeyihiin shabaabul mujaahidiin.

Related Items