Col.Max'med "Dalka Soomaaliya Gumeysi Xun Buu Kujiraa Waa in Gobanimo Loo Halgamaa" Wareysi.

Wednesday June 25, 2014 - 10:58:16 in Wareysiyo iyo Warbixinno by Super Admin
  • (Rating 3.7/5 Stars) Total Votes: 3
  • 2 2
  • Share via Social Media

    Col.Max'med "Dalka Soomaaliya Gumeysi Xun Buu Kujiraa Waa in Gobanimo Loo Halgamaa" Wareysi.

    Maxamad Cali Cusmaan oo kamid ah saraakiishii hore ee dowladdii Siyaad Barre ayaa shaaca ka qaaday in dalka Soomaaliya uu ku jiro gumeysi xaqiiqo ah, isagoo tusaalooyin usoo qaatay arimo badan oo jira oo uu garwaaqsanayo qof walba oo Soomaali ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxamad Cali Cusmaan oo kamid ah saraakiishii hore ee dowladdii Siyaad Barre ayaa shaaca ka qaaday in dalka Soomaaliya uu ku jiro gumeysi xaqiiqo ah, isagoo tusaalooyin usoo qaatay arimo badan oo jira oo uu garwaaqsanayo qof walba oo Soomaali ah.

DF iyo maamulada lamidka ah ee shisheeyaha ku xiran ayuu ku eedeeyay iney iyagu yihiin midida lagu dooxayo dalka, sidoo kalana loo adeegsaday marin habaabinta ummada Soomaaliyeed.

Dhallanteedka dowladda ayaa waxaa kamid ah buu yiri’ qabashada munaasabadaha xoriyadda oo dhaqaale badan lagu bixiyo shisheeyaha dalka heystana lagu marti qaado.

Isha Maqalka: Idaacadda Alfurqaan

Related Items