Sarkaal Katirsanaa Melleteriga DF-ka iyo Askari ilaala u ahaa oo Lagu Dilay Magaalada Beled Weyne.

Tuesday February 17, 2015 - 08:20:04 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sarkaal Katirsanaa Melleteriga DF-ka iyo Askari ilaala u ahaa oo Lagu Dilay Magaalada Beled Weyne.

    Wararka ka imaanaya magaalada Beled weyne ayaa sheegaya in xoogag hubeysan ay saaka aroortii hore ku dileen sarkaal sare oo katirsanaa ciidanka Dowladda Federaalka ee shisheeyaha soo duulayaasha ah la shaqeeya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya magaalada Beled weyne ayaa sheegaya in xoogag hubeysan ay saaka aroortii hore ku dileen sarkaal sare oo katirsanaa ciidanka Dowladda Federaalka ee shisheeyaha soo duulayaasha ah la shaqeeya.

Rag bastoolado ku hubeysan ayaa galbeedka Beled Weyne ku toogtay Col.Xaaji Quurow iyo hal askari oo ilaala u ahaa kadibna goobta ayay isaga dhaqaaqeen.

Goob joogayaal ayaa warbaahita u sheegay in dilka sarkaalka uu saameyn ku yeeshay magaalada sababa laxariira isagoo galaangal ku dhaxlahaa maleeshiyaadka DF-ka.

Quuroow ayaa ahaa dagaal geliye muhiim u ahaa ciidamada Xabashida Itoobiya iyo Maleeshiyaadka Jabuuti ee xoogga ku heysta magaalada Beled Weyne xarunta gobolka Hiiraan.

Related Items