Dhageyso:Al Shabaab oo Sheegtay in ay dishay 5 Katirsan Ciidamada AMISOM ah iyo Sarkaal Caddaan Ah.

Tuesday February 17, 2015 - 20:13:55 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Al Shabaab oo Sheegtay in ay dishay 5 Katirsan Ciidamada AMISOM ah iyo Sarkaal Caddaan Ah.

    Taliska ciidanka xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyay dagaallo culus oo gobolka shabeelaha Hoose ku dhaxmaray ciidamada shisheeyaha AMISOM iyo Mujaahidiinta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska ciidanka xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyay dagaallo culus oo gobolka shabeelaha Hoose ku dhaxmaray ciidamada shisheeyaha AMISOM iyo Mujaahidiinta.

Sheekh C/Caziiz Abuu Muscab Afhayeenka ciidamada Al Shabaab oo shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in weerar dhabagal ah oo shalay ka dhacay deegaanka No.60 ay ku dileen 5 askari oo ciidamada AMISOM katirsan iyo sarkaal dagaal geliye Caddaan ah.

Halkan ka dhageyso Shirka Jaraa’id ee Abuu Muscab MP3

Related Items