Saldhigyada Ciidamada AMISOM Ee Gobolka Shabeelaha Hoose oo Weeraro Lagu Qaaday.

Wednesday February 18, 2015 - 11:00:20 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saldhigyada Ciidamada AMISOM Ee Gobolka Shabeelaha Hoose oo Weeraro Lagu Qaaday.

    Ciidamada mujaahidiinta wilaayada islaamiga Shabeelaha Hoose ayaa markale weeraro ku ekeeyay saldhigyada ciidamada gumeysiga AMISOM kaga suganyihiin shabeelaha Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kumanaan Askar Afrikaan Calooshood U shaqeystayaal ah ayaa Soomaaliya kusoo duulay
Ciidamada mujaahidiinta wilaayada islaamiga Shabeelaha Hoose ayaa markale weeraro ku ekeeyay saldhigyada ciidamada gumeysiga AMISOM kaga suganyihiin shabeelaha Hoose.

Wararka ka imaanaya deegaanada Arbacoow iyo Ceel garruun ayaa sheegaya in iska hor’imaadyo fool ka fool ah xalay fiidkii ka dhaceen duleedka Muqdisho.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in ay maqlayeen rasaas iyo madaafiic ay labada dhinac isweydaarsanayeen, ma ahan markii ugu horraysay oo mujaahidiintu weeraraan saldhigyada ciidanka shisheeye ku leeyihiin shabeelaha Hoose.

Related Items