Mujaahid Soomaali ah oo ku shahiiday dagaallo ka dhacay dalka Ciraaq.

Wednesday February 18, 2015 - 12:43:44 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 2.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 3 1
  • Share via Social Media

    Mujaahid Soomaali ah oo ku shahiiday dagaallo ka dhacay dalka Ciraaq.

    Wilaayada Salaaxuddiin ee dalka Ciraaq kana mid ah Wlaayaadka Dawladda Islaamiga ah ayaa xalay baahisay sawirrada dagaaliyahanno kala duwan oo ku shahiiday dagaallada ka soconaya qeybo badan oo ka mid ah Wilaayadaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wilaayada Salaaxuddiin ee dalka Ciraaq kana mid ah Wlaayaadka Dawladda Islaamiga ah ayaa xalay baahisay sawirrada dagaaliyahanno kala duwan oo ku shahiiday dagaallada ka soconaya qeybo badan oo ka mid ah Wilaayadaasi.



Maktabka Warfaafinta ee Wilaayada Salaaxuddiin oo baahiyay sawirrada ayaan sheegin goobaha ay ku kala shahiideen dagaaliyahannada muuqaalladooda la soo bandhigay.


Mid ka mid ah sawirrada la so bandhigay ayaa waxaa ka soo muuqday wiil Soomaali ah oo magaciisa ay Dawladda Islaamiga ah ku sheegtay Abu Nuur Al-Somali kaas oo sida muuqata ka tirsanaa ciidamada Mujaahidiinta.


Abuu Nuur ayaa ka mid ahaa dhalinyaro fara badan oo Soomaali ah kuwaas oo la rumeysan yahay iney ka barbar dagaallamayaan Mujaahidiinta Dawladda Islaamiga ah, waxaana qaarkood iyagoo nool ay ka soo muuqdeen cajalado Video ah oo Internet-ka lagu baahiyay.

Related Items