Sarkaal Katirsanaa Dowladda Federaalka oo Muqdisho Lagu Dilay.

Wednesday February 18, 2015 - 12:47:54 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Sarkaal Katirsanaa Dowladda Federaalka oo Muqdisho Lagu Dilay.

    Xoogag Hubeysan ayaa bartamaha magaalada Muqdisho ku dilay sarkaal sare oo katirsanaa dowladda Federaalka ee la shaqeysa shisheeyaha dalka Soomaaliya kusoo hoggaamisay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xoogag Hubeysan ayaa bartamaha magaalada Muqdisho ku dilay sarkaal sare oo katirsanaa dowladda Federaalka ee la shaqeysa shisheeyaha dalka Soomaaliya kusoo hoggaamisay.

Rag hubeysan ayaa maanta duhurkii isgoyska Baar Ubax ee degmada Howl-wadaag ku toogtay Jeneraal katirsanaa ciidanka booliska DF-ka iyo askari ilaala u ahaa.

Goob joogayaal ayaa sheegay in xoogag hubeysan oo watay gaari nuuca raaxada ah ay rasaas huwiyeen gaari uu la socday Jeneraal  magaciisa lagusoo haabiyay Bashiir.

Waa Maalintii 3-aad oo si xariir ah dilal ka dhan ah saraakiisha DF-ka ay uga dhacayaan magaalada Muqdisho.

Related Items