40 Qof oo Lagu Dilay Duqeyn Diyaaradeed Wadanka Naigeria.

Thursday February 19, 2015 - 09:36:30 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    40 Qof oo Lagu Dilay Duqeyn Diyaaradeed Wadanka Naigeria.

    Ugu yaraan 36-qof ayaa dhimatay 24-kalana waa ay dhaawacmeen kadib markii diyaarado duqeeyeen magaalo kutaala xadbeenaadka kala qaybiya wadamada Naigeria iyo Niger sida laga sooxigtay saraakiisha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ugu yaraan 36-qof ayaa dhimatay 24-kalana waa ay dhaawacmeen kadib markii diyaarado duqeeyeen magaalo kutaala xadbeenaadka kala qaybiya wadamada Naigeria iyo Niger sida laga sooxigtay saraakiisha.


Xaafaddan dhacda xuuduudka labada dal wadaagaan ayaa lagu magacaabaa Abadam waxaana inta aan laduqayn ka hor goobtu aheyd mid aad umashquul ubadneyd oo dadku ay dhiganayeen munaasabad taczi ah.

Goob joogayaal ayaa sheegay in ugu yaraan 36 qof ay ku dhinteen duqeynta bahalnimada ah oo ay geysteen diyaaradaha dagaalka ee isbaheysiga ka dhanka ah mujaahidiinta.



War rasmi ah oo kasoo baxay melleteriga Naigeria ayaa lagu sheegay in aan lagaran diyaaradaha duqeynta geystay,dadka deegaanka ayaa warbaahinta u sheegay in diyaaradaha duqeynta geystay ay ku buufsaneed astaanka calanka Naigeria.

Mujaahidiinta Jamaacada Ahlusuna Lidacwah ee Naigeria ka jihaadaya ayaa iska caabin adag kula jira ciidamo Afrikaan ah oo ka socda inkabadan 7 dowladood Afrikaan ah.

Related Items