Qaraxyo iyo Rasaas Xooggan oo Ka socda Hoteel Kaabiga Ku Haya Villa Somalia Muqdisho.

Friday February 20, 2015 - 13:31:40 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 2
  • Share via Social Media

    Qaraxyo iyo Rasaas Xooggan oo Ka socda Hoteel Kaabiga Ku Haya Villa Somalia Muqdisho.

    War Hadda nagasoo gaaray degmada X/Weyne ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaraxyo xooggan iyo rasaas laga maqlay hoteel ammaankiisa si aad ah loo ilaaliyo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Hadda nagasoo gaaray degmada X/Weyne ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaraxyo xooggan iyo rasaas laga maqlay hoteel ammaankiisa si aad ah loo ilaaliyo.


Jugta laba qarax oo waaweyn ayaa la maqlay kadibna waxaa bilaawday rasaas ay is dhaafsanayaan xoogag weerar qaaday iyo maleeshiyaad taabacsan DF-ka.

Warar hordhac ah waxay sheegayaan in ciidamo hubeysan ay gudaha ugaleen Hoteelka Centar ee degmada X/weyne

Lasoco wixii soo kordha

Related Items