Xarakada Al Shabaab Oo Sheegtay in Ciidankeedu Howlgal Adag Ka Fuliyeen Hoteel ay ku suganyihiin Mas'uuliyiin Katirsan DF-ka.

Friday February 20, 2015 - 14:01:31 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 2
  • Share via Social Media

    Xarakada Al Shabaab Oo Sheegtay in Ciidankeedu Howlgal Adag Ka Fuliyeen Hoteel ay ku suganyihiin Mas'uuliyiin Katirsan DF-ka.

    War rasmi ah oo kasoo baxay xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa lagu sheegay in ciidama mujaahidiin ah ay howlgal qorshaysan ku qaadeen Hoteel ku dhaw Villa Somalia oo ay ku sugnaayeen saraakiil iyo mas'uuliyiin DF-ka katirsan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War rasmi ah oo kasoo baxay xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa lagu sheegay in ciidama mujaahidiin ah ay howlgal qorshaysan ku qaadeen Hoteel ku dhaw Villa Somalia oo ay ku sugnaayeen saraakiil iyo mas'uuliyiin DF-ka katirsan.


Idaacadda Islaamiga Andalus ee ku hadasha xarakada Al Shabaab oo soo xiganaysa saraakiisha mujaahidiinta ayaa baahisay in mujaahidiintu weerareen hoteelka.

Warar hordhac ah waxay sheegayaan in ciidamada mujaahidiintu galeen hoteelka Central oo aan ka fogayn madaxtooyada waxaana hoteelka ku sugan wasiirro iyo xildhibaanno.

Lasoco wixii soo kordha

Related Items