Sawir:Al Shabaab oo Soo Bandhigtay Mujaahidkii Fuliyay Weerarkii Khasaaraha Badan Dhaliyay ee Kampala.

Saturday February 21, 2015 - 11:38:13 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 40
  • 7 8
  • Share via Social Media

    Sawir:Al Shabaab oo Soo Bandhigtay Mujaahidkii Fuliyay Weerarkii Khasaaraha Badan Dhaliyay ee Kampala.

    Markii ugu horraysan xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa soo bandhigtay muuqaalka qofkii fuliyay weerarkii Kampala ee khasaara badan dhaliyay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Markii ugu horraysan xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa soo bandhigtay muuqaalka qofkii fuliyay weerarkii Kampala ee khasaara badan dhaliyay.


Salmaan Al-muhaajir oo Kenya kasoo jeeda ayaa kasoo muuqday Filim maqal iyo muuqaal ah oo ay soo saartay mu’asasada warbaahineed ee Al-kata’ib.

Salmaan wuxuu hoggaaminayay weerar ay dalka Uganda ku qaadday guutada Saalax Al-Nabhaan bishii July,2010-ka waxaana weerarkaasi ku dhintay dad kabadan 40 qof oo Itoobiyaan iyo Yugaandheys ah.

Sidoo kale waxaa filimka kasoo muuqanayay Saalax Nabhaan oo ahaa hoggaamiye sare oo shabaabul Mujaahidiin katirsan balse ku shahiiday duqeyn ay diyaaradaha dagaalka Mareykanka ka fuliyeen duleedka degmada Baraawe sanaddii 2009.


http://wata.cc/up/2015/01/images/w-d1987044d0.jpg
Salmaan Al-Muhaajir mujaahidkii fuliyay weerarkii Kampala,July,2010
Embedded image permalink
Saalax Nabhaan wuxuu kamid ahaa saraakiisha Al Shabaab wuxuu shahiiday 2009

Related Items