Sh.Abuu Muscab "50 Madaxda Murtadiinta Katirsan Ayaan Ku Dilnay Weerarkii Hotel Central Muqdisho Kuwa Kalane Waa Madlanyihiin" Dhageyso.

Saturday February 21, 2015 - 20:26:50 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Sh.Abuu Muscab "50 Madaxda Murtadiinta Katirsan Ayaan Ku Dilnay Weerarkii Hotel Central Muqdisho Kuwa Kalane Waa Madlanyihiin" Dhageyso.

    Taliska ciidanka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa war rasmi ah kasoo saaray weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sh.Caziiz Abuu Muscab Afhayeenka Ciidanka Al Shabaab
Taliska ciidanka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa war rasmi ah kasoo saaray weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho.


Sh.Caziiz Abuu Muscab Afhayeenka ciidanka Al Shabaab oo Shir Jaraa’id qabtay ayaa sheegay in howlgalkii shalay uu ahaa mid ay ciidanka mujaahidiintu si heer sare ah usoo agaasimeen isagoo carrabka ku dhuftay in Hoteelka la weeraray ay mujaahidiintu in mudda ah ilaashanayeen ayna ogaayeen in madaxda DF-ka ah deganyihiin.

Wuxuu sheegay in Qaraxyadii Hotel Central ay ku dileen ku dhawaad 50 Askar,saraakiil iyo Mas’uuliyiin katirsan DF-ka isagoona ku hanjabay in ay sii socan doonaan weerarada nuucaan oo kale ah.



Halkan ka degso Shirka Jaraa’id ee Sh.Abuu Muscab MP3

Related Items