Daawo Warbixin:Warbaahinta Jihaadiga ah oo Qarka Usaaran in ay Saaxada Ka Saarto Warbaahinta Reer Galbeedka.

Sunday February 22, 2015 - 08:42:49 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.1/5 Stars) Total Votes: 37
  • 2 1
  • Share via Social Media

    Daawo Warbixin:Warbaahinta Jihaadiga ah oo Qarka Usaaran in ay Saaxada Ka Saarto Warbaahinta Reer Galbeedka.

    Warbaahinta jihaadiga ah ayaa 15-kii sanadood ee lasoo dhaafay lasoo baxaysay dardar dhanka faafinta wararka saxda ah iyo afkaarta jihaadiga ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warbaahinta jihaadiga ah ayaa 15-kii sanadood ee lasoo dhaafay lasoo baxaysay dardar dhanka faafinta wararka saxda ah iyo afkaarta jihaadiga ah.


Ururka Al Qaacidda oo ah hooyada Jihaaka caalamiga ah ayaa wixii ka dambeeyay sanaddii 2001 wuxuu jebiyay darbiga aamusiinta ee dhanka warbaahinta wuxuuna hirgeliyay laama warfaafineed oo xoog badan kuwaasi oo saaxada ka saaray galaangalkii warbaahinta reer Galbeedka ee Islaam naceybka ku caanbaxday.

Wax ku dhaw 100 sanadood ayay saxaafadda Reer galbeedka iyo midda calmaaniga ah waxay maskada ka gumeysanaysay dadka muslimiinta waxaana ladhihi karaa warbaahintu waa meesha koowaad ee laga jebiyo umad ama garaadkeeda kor loogu qaado.



Warbixin Telefeshinka Al Jazeera ka diyaariyay Kobaca Warbaahinta Jihaadiga ah ayaa muujinaysa in mujaahidiinta caalamka ay yihiin awoodda warbaahineed ee kicisay dareenka malaayiin muslimiin ah islamarkaana Jiha wareerka ku beertay Isbaheysiga Mareykanku hoggaaminayo ee caanka ku ah islaam ladirirka.

Hoos Ka Daawo Warbixinta


Related Items