Dhageyso:Abwaan Taakow Macallim Ciise Oo Tiriyay Gabay Qiiro Leh.

Monday February 23, 2015 - 10:24:22 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 32
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Abwaan Taakow Macallim Ciise Oo Tiriyay Gabay Qiiro Leh.

    Taakow Macallim Ciise oo kamid ah Abwaaniinta Soomaaliyeed ayaa tiriyay gabay qiiro xambaarsan oo loogu magac daray "Sidoo kale".

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taakow Macallim Ciise oo kamid ah Abwaaniinta Soomaaliyeed ayaa tiriyay gabay qiiro xambaarsan oo loogu magac daray "Sidoo kale".

Gabaygan ayuu Abwaanku uga hadlayaa dulliga ku habsaday ummada Soomaaliyeed, isagoo weydiinaya halka uu ku dambeeyay damiirkoodii qiimaha badnaa iyo isla qob weynidoodii.

Sidoo kale abwaanka ayaa tilmaamaya anshax darrada iyo gumeysiga ay shisheeyuhu badeen ummada Muslimka ah ee Soomaaliyeed, wuxuuna tusaaleynayaa wadada qura ee dulliga iyo dhibka looga bixi karo.

Halkan Ka Dhageyso Gabayga Abwaan Taakow "Sidoo Kale"

Related Items