Dhageyso:Sh.Xasan Yacquub oo Bogaadiyay Gargaarka Caafimaad ee loo Fidiyay Shacabka Gobolka Galguduud.

Tuesday February 24, 2015 - 21:09:05 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 45
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Sh.Xasan Yacquub oo Bogaadiyay Gargaarka Caafimaad ee loo Fidiyay Shacabka Gobolka Galguduud.

    Wilaayada islaamiga Galguduud ayaa bogaadisay howlaha gargaarka dhanka caafimaadka ah oo ay dhaqaatiir ka socday hay'adda Al ixsaan ka fulinayaan deegaanno iyo degmooyin katirsan Galguduud.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wilaayada islaamiga Galguduud ayaa bogaadisay howlaha gargaarka dhanka caafimaadka ah oo ay dhaqaatiir ka socday hay'adda Al ixsaan ka fulinayaan deegaanno iyo degmooyin katirsan Galguduud.

Sheekh Xasan Yacquub Cali ayaa wareysi uu siiyay idaacadda Islaamiga Andalus ku sheegay in boqolaal qoys ay ka faa’iidaysteen howlaha daawa qeybinta iyo baaritaanada ee dhaqaatiirtu ka wadaan deegaanada Ceel-lahelay iyo degmooyinka iyo Ceelgaras.

Halkan ka degso Wareysiga Sh.Xasan Yacquub MP3

Related Items