Dhageyso:Sh/Cali Dheere Oo Ka Hadlay Dhagar Halis Ah Oo Ay Maleegeyso Itoobiya, Halka Uu Marayo Dagaalka Milatari Iyo Arimo Kale.

Thursday February 26, 2015 - 21:35:30 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.1/5 Stars) Total Votes: 32
  • 2 2
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Sh/Cali Dheere Oo Ka Hadlay Dhagar Halis Ah Oo Ay Maleegeyso Itoobiya, Halka Uu Marayo Dagaalka Milatari Iyo Arimo Kale.

    Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sh/Cali Maxamuud Raage (Sh/Cali Dheere) ayaa qeybta labaad ee wareysiga aynu la yeelanay uga hadlay arimo kala duwan kadib markeynu weydiinay su'aallo muhiim ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sh/Cali Maxamuud Raage (Sh/Cali Dheere) ayaa qeybta labaad ee wareysiga aynu la yeelanay uga hadlay arimo kala duwan kadib markeynu weydiinay su'aallo muhiim ah.


Sheekh Cali ayaa ka hadlay halka uu marayo duullaanka milatari ee wadanka lagu soo qaaday, duullaanka dhanka akhlaaqda, kan dhaqaalaha, dhagaraha Itoobiya iyo arimo kale.

Wuxuu bogaadiyay dadka muslimiinta ah ee Soomaaliyeed meel walboo ay joogaan, isagoo soo bandhigay qorshaha mujaahidiinta uga aadan duullaanada kala caynka ah ee dalka lagu soo qaaday.



Sheekh Cali dheere ayaa tilmaamay dhagarro ay maleegeyso dowladda Xabashida Itoobiya si gabi ahaanba wadanka ay ula wareegto, waxaana uu soo bandhigay tusaalooyin arintaasi muujinaya.

Mar uu ka hadlayay duullaanka dhanka akhlaaqda ee dalka lagu soo qaaday ayuu ka dhawaajiyay iney xoogga saarayaan baraarujinta dadka, wixii u muuqdana ay tallaabo adag kala hor tagi doonaan.

Afhayeenka ayaa ugu dambeyn si aad ah u baraarujiyay shacabka Soomaaliyeed ee dilka iyo gumeysiga lagu hayo dhanka kalanalaga boobayo kheyraadkooda.

Xigahso:Idaacadda Alfurqaan

Related Items