Sheeh Xasan Yacquub "Marka Lagaaro Bisha Ramaddaan Mujaahidiintu Way Kordhin Doonaan Weerarada Xabashida Itoobiya" Dhageyso.

Thursday June 26, 2014 - 13:02:40 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sheeh Xasan Yacquub "Marka Lagaaro Bisha Ramaddaan Mujaahidiintu Way Kordhin Doonaan Weerarada Xabashida Itoobiya" Dhageyso.

    Wilaayada islaamiga Galguduud ayaa ka warbixisay xaaladda guud ee wilaayada oo qeybo kamid ah ay ku suganyihiin ciidamada gumeysiga Itoobiya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh Xasan Yacquub Abul Cabaas Waaliga Galguduud
Wilaayada islaamiga Galguduud ayaa ka warbixisay xaaladda guud ee wilaayada oo qeybo kamid ah ay ku suganyihiin ciidamada gumeysiga Itoobiya.

Sheekh Xasan Yacquub Cali waaliga Galguduud oo wareysi siiyay Idaacadda Andalus ee ku hadasha Afka Al Shabaab ayaa sheegay in marka lagaaro bisha barakeysan ee Ramadaan ay ciidanka mujaahidiintu kordhin doonaan dagaalka ay kula jiraan Itoobiyaanka.


Halkan ka degso Wareysiga MP3


Related Items