Maareeye"Dowladdu wax taageero ah kama heysato Shacabka Soomaaliyeed"

Saturday March 07, 2015 - 12:00:11 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 35
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Maareeye"Dowladdu wax taageero ah kama heysato Shacabka Soomaaliyeed"

    Wasiirka Warfaafinta ee dowladda Maxamad Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay ineysan dowladdu wax taageero ah kama heystaan shacabka Soomaaliyeed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Warfaafinta ee dowladda Maxamad Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay ineysan dowladdu wax taageero ah kama heystaan shacabka Soomaaliyeed.

Wuxuu sheegay iney shacabku aad u mucaaradsan yihiin dowladda heer ay gaareen buu yiri’ ineysan canshuur inoo ogoleyn.

Inkastoo ay dowladdu ganacsatada xoog uga qaado lacagaha canshuurta ayaa haddana waxaa jira iney eedo badan kala kulanto ganacsatada.



Waxaa madaxda dowladda la weydiiyaa hadeysan ammaankeena sugi karin oo ciidamadiinu na dhacayaan sidee baan canshuur idiinku siinaa.?

Cabashada dowladda ee ah ineysan wax taageero ah ka heysan shacabka Soomaaliyeed ayaa waxaa loo aaneeyaa iyadoo la shaqeysa shisheeye taasoo keentay in shacabka oo ilaashanaya caqiidadooda ay xiriirka u jaraan dowladda.

Isha Warka:idaacadda Alfurqaan

Related Items