Dhagayso: Muslimiinta Wajeer oo ka cabanaya Cadaadis Kaga imaanaya Kenya.

Saturday March 07, 2015 - 23:14:31 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 40
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhagayso: Muslimiinta Wajeer oo ka cabanaya Cadaadis Kaga imaanaya Kenya.

    Soomaalida ku nool Magaalada Wajeer ayaa ka cabanaya howlgallo ka socda magalada oo lagu bartilmaameedsado dhalinyarada iyadoo lagu eedeeyo inay kamid yihiin shabaabul mujaahidiin amaba ay taageersanyihiin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Soomaalida ku nool Magaalada Wajeer ayaa ka cabanaya howlgallo ka socda magalada oo lagu bartilmaameedsado dhalinyarada iyadoo lagu eedeeyo inay kamid yihiin shabaabul mujaahidiin amaba ay taageersanyihiin.

Nin ku sugan Magaalada Wajeer oo lasoo xeriiray idaacadda alfurqaan ayaa sheegay sadexdii habeen ee lasoo dhaafay in dad badan laga qabqabtay magaalada.

Dadka qaar ayaan la ogayn halka lagu xiray iyadoo saraakiisha Kenya ay diideen in ehelada la tuso dadka ay xirteen.

Xigasho:idaacadda Alfurqaan

Related Items