Dhageyso:Buubaa Iyo Dr. Xanafi Oo Ka Dooday Dhibaatooyinka DF Iyo Shisheeyaha U Geystaan Haweenka.

Monday March 09, 2015 - 16:12:21 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 37
  • 3 1
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Buubaa Iyo Dr. Xanafi Oo Ka Dooday Dhibaatooyinka DF Iyo Shisheeyaha U Geystaan Haweenka.

    Soomaaliya waxaa ka muuqda dhammaan astaamaha lagu yaqaano wada ay ciidamo shisheeye ku duuleen kuwaasoo aan ku dad iyo ku diin ahayn dalka ay qabsadeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Soomaaliya waxaa ka muuqda dhammaan astaamaha lagu yaqaano wada ay ciidamo shisheeye ku duuleen kuwaasoo aan ku dad iyo ku diin ahayn dalka ay qabsadeen.

Dhibaatooyinka joogtada ka ah Soomaaliya ayaa waxaa kamid ah kuwa ay ciidamada dowladda iyo shisheeyuhuba kula kacaan dumarka Soomaaliyeed, saaso ay tahayna dowladdu waxay sheegtaa iney horumar weyn ka gaartay dhanka xuquuqda haweenka.

Wax yaabaha ay dowladdu sheegto ayaa waxaa kamid ah in haweenka laga qeyb galiyay siyaasadda illaa la gaarsiiyay heer ay wasiiro noqdaa. Haddaba arrimahan ayaa waxaa si qoto dheer uga dooday Dr. Xanafi Cabdi Sh/Aadan iyo Prof. Ismaaciil Buubaa.

Xigasho:idaacadda Alfurqaan

Related Items