Dhageyso:Sheekh Cali Dheere Oo Ka Hadlay Weerarkii Saraakiisha Jabuuti Lagu Dilay Ee Buula Barde Ka Dhacay.

Thursday June 26, 2014 - 19:34:22 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 4620
  • (Rating 3.8/5 Stars) Total Votes: 5
  • 2 1
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Sheekh Cali Dheere Oo Ka Hadlay Weerarkii Saraakiisha Jabuuti Lagu Dilay Ee Buula Barde Ka Dhacay.

    Afhayeenka xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cali Maxamuud Raage Sheekh Cali Dheere ayaa si faah faahsan uga hadlay weerarkii ka dhacay degmada Buula Barde.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh Cali Dheere Afhayeenka XSHM
Afhayeenka xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cali Maxamuud Raage Sheekh Cali Dheere ayaa si faah faahsan uga hadlay weerarkii ka dhacay degmada Buula Barde.

Sheekh Cali dheere wuxuu soo hadal qaaday loolanka kajira soomaaliya iyo gumeystaha dalka kusoo duulay sida uu ukala qeybinayo dhulka soomaaliyeed.

Halkan ka degso Wareysiga Sheekh Cali dheere ay layeelatay Idaacadda Andalus MP3

Related Items