Xarakada Al Shabaab oo sheegtay in Maalinta Isniinta Ay tahay Kowda Bisha Ramadaan.

Saturday May 04, 2019 - 18:40:22 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Xarakada Al Shabaab oo sheegtay in Maalinta Isniinta Ay tahay Kowda Bisha Ramadaan.

    Maktabka qadaha xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa ku dhawaaqay in berri ay tahay maalinta ugu dambeysa ee bisha Shacbaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maktabka qadaha xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa ku dhawaaqay in berri ay tahay maalinta ugu dambeysa ee bisha Shacbaan.


Howlwadeennada xafiiska Garsoorka xarakada Al Shabaab oo saacadihii lasoo dhaafay baadi goob ugu jiray bisha Ramadaan ayaa dadaal dheer kadib waxay caawa ku dhawaaqeen in maalinimada berri ah ladhameystirayo bisha Shacbaan islamarkaana Isniinta  soo socota ay tahay kowda bisha Rammadaan.

Idaacadda Andalus ee ku hadasha afka xarakada ayaa laga iclaamiyay in berri ay tahay 30-ka bisha shacbaan 1440 Hijriya.

Dhammaan wilaayaadka islaamiga ah ee dhaca Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya oo bisha Ramadaan laga baadi goobay ayaanay jirin cid bisha aragtay sidoo kale gobollada dalka Soomaaliya lagamasoo sheegin bisha Ramadaan taasi oo ka dhigan in berri ay tahay maalin shacbaan.


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items