C.Raxmaan Xoosh "Beesha Caalamka Gumeysi Ayay Ku Heysaa Soomaaliya" Dhageyso.

Monday June 02, 2014 - 03:53:34 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 929
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    C.Raxmaan Xoosh "Beesha Caalamka Gumeysi Ayay Ku Heysaa Soomaaliya" Dhageyso.

    Xildhibaanno katirsan Baarlamaanka Dowladda Federaalka oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa si kulul u cambaareeyay faragelinta ay beesha caalamka ku heyso arrimaha Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanno katirsan Baarlamaanka Dowladda Federaalka oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa si kulul u cambaareeyay faragelinta ay beesha caalamka ku heyso arrimaha Soomaaliya. Shir Jaraa’id oo ay ku qabteen Muqdisho ayay ku sheegeen in EU,AU Q.Midoobe IGAD iyo kuwa kale ay si toos ah umaamulaan arrimaha gaarka ah ee DF-ka.

Cabdi Raxmaan Xoosh oo xildhibaanada kulmay u hadlay ayaa sheegay in baarlamaanka DF-ka ay qaati ka taagantahay faragelin shisheeye.

"Waxaan ka cabanaynaa faragelinta ay beesha caalamku ku heyso arrimaha Soomaaliya,Ururada caalamiga ah iyo dowladaha caalamka waxay maamulaan dalka”ayuu yiri Cabdi Raxmaan Xoosh.



Halkan ka dhageyso Shirka Jaraa'id Ee Xildhibaanada MP3

Related Items