Dhageyso:Al-Cadnaani oo Kalimad Jeediyay Kuna Dhawaaqay in Sh.Abuubakar Al –baqdaadi uu yahay Khaliifka Muslimiinta.

Sunday June 29, 2014 - 18:08:04 in Wararka by
  • Visits: 8713
  • (Rating 3.1/5 Stars) Total Votes: 14
  • 14 4
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Al-Cadnaani oo Kalimad Jeediyay Kuna Dhawaaqay in Sh.Abuubakar Al –baqdaadi uu yahay Khaliifka Muslimiinta.

    Dowladda Islaamiga ayaa ku dhawaaqday in ay bedeshay magaceedii hore oo ahaa dowladda Islaamiga Ciraaq iyo Shaam iyadoona hadda kadib loogu yeeri doono Dowladda Islaamiga ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sh.Muxamed Al Cadnaani iyo Cumar Al-Shiishaani
Dowladda Islaamiga ayaa ku dhawaaqday in ay bedeshay magaceedii hore oo ahaa dowladda Islaamiga Ciraaq iyo Shaam iyadoona hadda kadib loogu yeeri doono Dowladda Islaamiga ah.

Sheekh Max’med Al Cadnaani Afhayeenka dowladda Islaamiga ah oo Jeediyay Kalimad Maqal ah ayaa sheegay in golaha Shuurada Dowladda Islaamiga ah Ay beyco kula galeen Sheekh Abuu Bakar Baqdaad "Khaliifka Islaamka”.

Dhinaca kale Isdaar Maqal iyo Muuqaal ah oo ay soo saartay Mu’asasada Al Furqaan waxaa markii ugu horreysay kasoo muuqanayay Sheekh Max’med Al Cadnaani oo kalimad ka jeedinayay munaasabad lagu burburinayay Xadbeenaadka ay wadaagaan Suuriya iyo Ciraaq.


Dowladda Islaamiga ah ayaa maamusha qeybo badan oo katirsan wadamada Suuriya iyo Ciraaq Horraantii June,2014 ayay ciidamadeedu qabsadeen magaalada Muusil oo ah magaalada 2-aad ee Ciraaq.

Sidoo kale dowladdu waxay maamushaa magaalooyinka Tikriit,Al Falluuja iyo qeybo katirsan magaalada Ramaadi.


Halkan ka degso Kalimadda MP3

Related Items