Sawirro:Saraakiisha Dalibaan Ee Xabsiga Guwantanama Lagasii Daayay Oo Qadar Gaaray iyo Mulla Cumar Oo War kasoo saaray.

Monday June 02, 2014 - 04:02:10 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1400
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:Saraakiisha Dalibaan Ee Xabsiga Guwantanama Lagasii Daayay Oo Qadar Gaaray iyo Mulla Cumar Oo War kasoo saaray.

    Bayaan kasoo baxay imaarada islaamiga Afghanistan ayaa lagu xaqiijiyay in heshiis maxaabiis isweydaarsi ah oo ay lagaleen dowladda Mareykanku uu dhaqan galay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bayaan kasoo baxay imaarada islaamiga Afghanistan ayaa lagu xaqiijiyay in heshiis maxaabiis isweydaarsi ah oo ay lagaleen dowladda Mareykanku uu dhaqan galay.

Amiirka Daalibaan Afghanistan Sheekh Mulla Cumar Mujaahid ayaa qoraal uu xafiiskiisa kasoo saaray ku xaqiijiyay in xabsiga Guwantama lagasii daayay illaa 5 mas’uul oo imaarada Afghanistan katirsan waxayna mas’uuliyiintaasi kala yihiin:-.

somalimemo.net
Heshiiska maxaabiista laysku weydaarsaday ayaa ahaa mid qarsoodi ah waxaana garwadeen ka aheyd dowladda Qadar ee saaxiibka la ah Mareykanka.



Amiirka Mujaahidiinta Afghanistan ayaa amiirka dalka Qadar Tamiin Bin Xamad Bin Khaliifa uga mahad celiyay dadaalkiisa ku aadan soo daynta maxaabiista muslimiinta.

Hoos Ka Daawo Sawirada Saraakiisha Daalibaan ee xabsiga lagasii daayay.

somalimemo.net

somalimemo.net



Related Items