Dhaegyso:Nabadoon Xaad Oo Fashilay Sir U Qarsooneyd Iyo Falanqeyn Lagu Sameeyay Sirtaas.

Saturday June 06, 2015 - 11:15:52 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 5
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Dhaegyso:Nabadoon Xaad Oo Fashilay Sir U Qarsooneyd Iyo Falanqeyn Lagu Sameeyay Sirtaas.

    Maxamad Xassan Xaad oo kamid ah odayaasha dhaqanka ee taageera ciidamada shisheeye ayaa sheegay in markii uu taageeri jira mujaahidiinta, kana soo hor jeeday Itoobiyaankii caasimadda ku duulay, uu ahaa nin aanan ku qanacsaneyn mab'da oo markaasi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxamad Xassan Xaad oo kamid ah odayaasha dhaqanka ee taageera ciidamada shisheeye ayaa sheegay in markii uu taageeri jira mujaahidiinta, kana soo hor jeeday Itoobiyaankii caasimadda ku duulay, uu ahaa nin aanan ku qanacsaneyn mab'da oo markaasi difaacayay, balse ay dan u geysay.



Ma uusan sheegin danta, dhaqaale iyo qabiil midey ahaataba, laakin wuxuu hadda taageersan yahay mabda’ uu ku qanacsan yahay oo ay kan ciidamada shisheeye ee loo galiyay shaarka nabad ilaalinta iyo maamulka uu hogaamiyo Xassan Sheekh.

Odayaal ay soo wada shaqeeyeen Xaad, oo wali ku taagan mabda’oodii gumeysi nacaybka iyo Sheekh kamid ah culimada diinta islaamka ayaa is dul taag ku sameeyay, warka Maxamad Xassan Xaad. Waxaad horu dhaca hore ee qodobkan ku dhageysan doontaa hadalladii hore ee uu Xaad ku weerari jira Xabashida iyo maamulka Cabdullaahi Yuusuf, waxaan meesha ka marnaan doonin taariikhdiisa oo wax laga yiri.



Xigasho:idaacadda Alfurqaan

Related Items