Dhageyso:Xildhibaan Coonka oo Sheegay in Xoogagii Dilay Xildhiban Xeyd isagana Dhaawacay Ay Dhiiranan dheeri ah qabeen!.

Friday July 04, 2014 - 08:25:24 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Xildhibaan Coonka oo Sheegay in Xoogagii Dilay Xildhiban Xeyd isagana Dhaawacay Ay Dhiiranan dheeri ah qabeen!.

    Mid kamida xildhibaanadii ka badbaaday weerarkii shalay ka dhacay degmada Xamarweyne ee lagu dilay xubin katirsan guddiga difaaca baarlamaanka ahaana xildhibaan ayaa ka hadlay qaab weerarkaasi u dhacay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mid kamida xildhibaanadii ka badbaaday weerarkii shalay ka dhacay degmada Xamarweyne ee lagu dilay xubin katirsan guddiga difaaca baarlamaanka ahaana xildhibaan ayaa ka hadlay qaab weerarkaasi u dhacay.

Xildhibaan C/llaahi Coonka ayaa warbaahinta u sheegay in xoogaga weerarka dila ah geystay ay ahaayeen kuwa dhiiran oo wax cabsi ah aysan ka muuqan.

Wuxuu sheegay in gaari nuuca raaxada ah oo ay wateen ay ku hor gooyeen gaariga xildhibaanada kadibna ay toogasho ku bilaabeen halaasina ay ku dileen 2 qof oo xildhibaan Xeyd kamid ahaa.


Liibaan Jeexoow

SomaliMeMo,Muqdisho

[email protected]


Related Items